Image
Maayarka Caasimada Hargeysa Inj. Xuseen Maxamuud Jiciir, ayaa xaflad xog-waran ah oo uu u qabtay qaar ka mid ah Qurbe-jooga Somaliland ku soo bandhigay wax-qabadkiisii intii uu hayay jagada maayarnimada caasimada
Golaha cusub ee wasiirada ee madaxweyne Siilaanyo soo dhisey
News
Written by Cabdirashiid Axmed   
Wednesday, 28 July 2010
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud  Siilaayo ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqey golihiisa wasiirada ee cusub oo ka kooban 20 wasiir iyo 6 wasiirkuxigeen.Magacyada wasiiirada ayaa kala ah
Halkan Riix...
 
Maamulka Dawlada Hoose Ee Caasimada oo maanta ka warmay Dhul Dan Guud ah oo la La luunsayaayo
News
Written by Cabdirashiid axmed   
Monday, 26 July 2010
  • Hargeysa() -Agaasimaha guud ee  Arrimaha dhulka ee Dawlada Hoose ee Hargeysa Eng. Xaashi  Cumar Cigge, ayaa ka hadlay warar sheegayay in masuuliyiin ka tirsan xukuumada Rayaale ee xilka banaynaysaa ay ku hawlan yihiin inay sharci u samaystaan dhul dan guud ah oo ay hore u qabsadeen
Halkan Riix...
 
Madaxweynaha la doortey oo la kulmey wefdi ka socda safaarada Ingiriiska ee Addisababa
News
Written by hormoodnews   
Sunday, 18 July 2010
 ImageMadaxweynaha la doortay ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shalay kulan la yeeshay wefti ka socda Safaaradda Ingiriiska ee Addis Ababa iyo waaxda horumarinta caalamiga ah ee Britain.
Halkan Riix...
 
Madaxweynaha La doortay Siilaanyo Oo Dalka Uganda ka Tacsiyadeeyey Weeraradii Argagixiso Ka Dhacay
News
Written by Cabdirashiid axmed maxamed   
Thursday, 15 July 2010
ImageMadaxweynaha la Doortay ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dhigiisa Dalka Yuganda ka tacsiyeeyey qaraxyadii argagixiso ee ku wereray goob laga daawanbayay ciyaaraha oo ku taalla caasimadda dalkaas, taasoo ay dad boqol qof ku dhawaad ahi ku dhinteen , qaar kalena ku dhaawacmeen
Halkan Riix...
 
Duqa Caasimada oo Shacbiga Hargeysa ugu Baaqay Inay Taageeraan Xukuumada Cusub
News
Written by Cabdirashiid Axmed   
Wednesday, 14 July 2010
ImageHargaysa(hormoodnews)Duqa Caasimada Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir, ayaa maanta shacbiga Magaalada Hargeysa ugu baaqay inay ku qancaan oo ay taageeraan xukuumada kooban ee uu soo dhisayo Madaxweynaha la doortay
Halkan Riix...
 
Maxkamada sare oo ugu dhawaaqdey si rasmi ah natiijadii doorashada madaxtooyada Somaliland
News
Written by Cabdirashiid Axmed   
Sunday, 11 July 2010
Maxkamada sare ee dastuuriga ah ee somaliland ayaa maanta si rasmi ah u ansixisay natiijadii hordhaca ahayd ee komiishanka doorashooyinka Qaranku horaantii bishan Julay ka soo saareen doorashada Madaxtooyada ee dalka ka dhacday 26/06/2010-ka.
Halkan Riix...
 
Khudbaddii u horeysey ee Madaxweynaha cusub ee la doortey u jeediyo shacbiga
News
Written by Hormoodnews   
Friday, 02 July 2010
Madaxweynaha la doortey Axmed Siilaayo khudbaddii u horeysey ee  uu u jeediyo shabiga ayaa aheyd sidan;"Walaalayaal: As salaamu calykum wa raxmatu laahi wa barakaatu.
Halkan Riix...
 
Warsaxaafadeed Ka soo Baxay Xisbiga UDUB uu ku Eedaynayo Kulmiye Inuu Sameeyey Ku Shubasho Caam ah
News
Written by Hormoodnews.com   
Thursday, 01 July 2010
ImageHargaysa(Hormoodnews) Warsaxaafadeedkii oo tafatirana waxa uu u qornaa sidan:-Sidaad la wada socotaan Doorasho ayaa dalka ka dhacday, taas oo si nabadgalyo ah inoogu qabsoontay ilaahay baana mahada leh iyo shacbigaS/land.
Halkan Riix...
 
CULIMADA SOMALILAND OO SOO SAARAY BAAQ
News
Written by Cabdirashiid axmed   
Wednesday, 30 June 2010
 “Waxa aan xasuusinaynaa inay lagama maarmaan tahay musharixiintii xisbiyadda tartamay, taageerayaasha xisbiyadda iyo dhammaan shacbi-waynaha Somaliland ee qiimaha leh in la
Halkan Riix...
 
Duqa Hargeysa iyo Xildhibaano ka Hadley Dhismaha waddada Sheekh madar oo Kulmiye sheegtey inuu dhiga
News
Written by Cabdirashiid Axmed   
Friday, 18 June 2010
Masuuliyiita dawlada hoose ee Hargeysa yaa maanta si kulul uga hadlay wado uu sheegtay inuu  dhagax dhigay xisbiga kulmiye, taasi oo ku taala xaafadda sheeekh madar
Halkan Riix...
 
Taageerayaasha Xisbiga Ucid oo maalintii labaad Isu soo baxyo ballaadhan sameeyay
News
Written by Cabdirashiid Axmed Maxamed   
Tuesday, 08 June 2010
Xisbiga UCID, ayaa isu-soo-baxyo ballaadhan maalintii labaad ee kaltankiisa ee la xidhiidha ololaha doorashada ka sameeyey caasimada Somaliland ee Hargeysa iyo gobollada dalka.
Halkan Riix...
 
Xisbiga UCID oo isu soo baxyo ballaadhan ay ka muujiyeen taageeerayaashiisu gobollada dalka
News
Written by hormoodnews   
Sunday, 06 June 2010
Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka UCID ayaa munaasibado aad u balaadhan oo ay ka soo qayb galeen kumanaan taageerayaasha xisbiga UCID isagu soo baxeen fagaarayaasha khayriyadda magaalooyinka dalka.
Halkan Riix...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 Next > End >>

Opinions

Image "Anigoo Dheecankayga U Daadshay Ayaad Reer Awdal Doorateen"" Weedhahii Muuse. Ilaahay ayaa mahad oo dhan u sugnaatay naxariis iyo nabadgelyo buuxda korkiisa ha ahaato Nebigeenii Muxumed. C.S.W, marka xigta waxaan doonaya inaan iftiin kooban ka bixiyo qoraal aan dhawaan w...
ImageMuuse Biixi waa nin aad u geesi ah oo dadkiisa iyo dalkiisa u huray naftiisa isaga iyo rag kale oo fara badan, waa nin waaya aragnimo wanaagsan u leh sida shaqada maamulka loo qabto, isaga oo Wasiir hore uga soo noqday dawladihii hore ee Somaliland, imikana mudo hayay xilka gudoomiye ku xigeen oo uu...
ImageBismilaahi Raxmaani Raxiim, Ilaahay ayaa mahad oo dhan u sugnaatay, naxariis iyo nabadgelyo buuxda korkiisa ha ahaato Nebi Muxumed C.S.W, waxaan sallaan u diraya dhammaanba inta u ehelka ah in Somaliland ku tallaabsato horumar iyo hanaan horu-qaad leh oo qarrankani yar muddo higsanaayey.
Maalinta, Axad 12/07/2010 ayaa markii ugu horraysay, Maxkamadda Sare ku dhawaaqaysaa garsoor xor iyo xalaal ah. Go’aanka Maxkamadda Sare waxaa lagu ansaxin doonaa natiijada doorashadii dalka ka
ImageUgu horreyn dadka Somaliland waxaa la gudboon inay Ilaahay ugu mahadnaqaaan sida haboon ee ay doorashadu ugu dhacday, oo ay ku amaanan yihiin dadka codeeyey, Komishanka Doorashooyinka, dawlada, goleyaasha iyo xisb yada qaranka, iyo deeq bixiyeyaashu. Waxaa kale oo haboon inaynu Ilaahay ka barino inu...
REDSEA-ONLINE.COM iyo Kayd Somali Art and Culture, iyagoo ka duulaya fikradda aasaaska u ah ee ah inay ka qayb-qaataan waxkasta oo horumarinaaya taabbagelinta dhigaalka, fidinta hiddaha

News In English

afrol News - International election observers hail the "free and fair" presidential election in Somaliland, where the opposition won.
By MOHAMED OLAD HASSAN (AP) – 1 day ago, HARGEISA— An opposition candidate won the presidential vote held in the self-declared republic of Somaliland last weekend, election officials said Thursday.
HARGEISA, Somalia — Voters in Somaliland queued for hours and thronged polling stations Saturday for the second presidential election held in the self-declared republic, in a peaceful exercise in governance not seen for decades in the country's anarchic south.
(AFP) – HARGEISA, Somalia — Authorities were expected to begin counting votes on Sunday in the breakaway state of Somaliland, a day after a peaceful presidential election, the electoral board said.
 The World Cup is bringing deserved appreciation of South Africa as a nation that transitioned from white minority domination to a vibrant pluralist democracy. Yet its

Somali News