 Hargeysa(Hormoodnews)-Saddexda Xisbi Qaran , ayaa heshiis ay u dhan yihiin ka gaadhay khilaafkii siyaasadeed ee u dhexeeyay.
|
Tababar Saxaafadeed Oo U Furmay Koox Aradayda Dugsiyada Burco Ah |
|
News
|
|
Written by Kayse A. Digaale
|
|
Saturday, 17 May 2008 |
Burco(Hormoodnews)-Tababar ku saabsan saxaafadda ayaa shalay u furmay 56 xubnood oo ka mid ah guddiyada siddeed dugsi oo ku yaalla magaalada Burco, xarunta Gobolka Togdheer.
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Xaaji Axmed Siilaanyo Iyo Eng-Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Halkay Marayaan Wadahadaladii |
|
News
|
|
Written by Faysal Cabdilaahi
|
|
Saturday, 17 May 2008 |
Hargeysa(Hormoodnews)-Guddoomiyeyaasha xisbiyada Ucid iyo Kulmiye ayaa siyaabo kala duwan uga hadley halka ay marayaan wadahadaladii ka dhexeeyay xukuumada Somaliland iyo asxaabta mucaaridka ah.
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Booliiska Oo Ku Qabtey Laascaanood Baabuur Sidey Lacag Faalso Ah |
|
News
|
|
Written by Faysal Cabdilaahi
|
|
Friday, 16 May 2008 |
|
Hargeysa (Hormoodnews)-Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa gacanta ku dhigey laba baabuur oo sidey 386 Milyan shilin Somalibeen abuur ah iyo Badeecado raashino oo la soo gelinayey dalka, sidaasina waxa shaaca ka qaadey taliyaha booliska Somaliland.
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Madaxweyne Ku/xigeenka Oo Shirjaraa'id Ku Qabtay Qasriga Madaxtooyada |
|
News
|
|
Written by Faysal Cabdilaahi
|
|
Friday, 16 May 2008 |
Hargeysa(Hormoodnews)-Madaxweyne ku xigeenka JSL Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa Maanta shirjaraa’id oo uu ku qabtay Qasriga Madaxtooyada kaga hadlay arrimo badan, kuwaasi oo ay ka mid yihiin Sooyaalkii taariikheed ee Somaliland soo maray tan iyo 1991-kii.
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Xaaladda Ammaanka Burco Oo Xalay Si Weyn Loo Adkeeyay |
|
News
|
|
Written by Kayse Axmed Digaale
|
|
Friday, 16 May 2008 |
Burco(Hormoodnews)-Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer Axmed Maxamed Guutaale, ayaa saxaafadda u sheegay in xaaladda nabadgelyo ee gobolku tahay mid aad wanaagsan oo aanay wax dhibaato ahi ka jirin, isla markaana diyaar u yihiin cidkasta oo isku dayda inay khalkhalgaliso degaanashaha iyo xasilloonida ay tallaabo sharciga waafaqsan ka qaadaan.
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Madaxweyne Rayaale Oo U Magacaabay Gobol Balligubadle |
|
News
|
|
Written by Faysal Cabdillaahi
|
|
Thursday, 15 May 2008 |
Hargeysa (Hormoodnews)-Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin , ayaa xeer uu soo saaray degmada Bali Gubadle ugu magacaabay Gobol Cusub oo lagu magacaabey Hawd.
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Golaha guurtida oo difaacey go'aankoodii muddo kordhinta |
|
News
|
|
Written by Faysal Cabdilaahi
|
|
Wednesday, 14 May 2008 |
Golaha guurtida Somaliland ayaa shirjaraa’id oo ay maanta ku qabteen xaruntooda ku difacey go’aankii ay muddada halka sano ah ugu kordhiyeen Madaxwsweynaha iyo kuxigeenkiisa.
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Gabood kulminaya dhalinyarada Gabooye oo lagu dhawaaqey |
|
News
|
|
Written by Faysal Cabdilaahi
|
|
Wednesday, 14 May 2008 |
Hargeysa (hormoodnews) Shirweynihii kowaad ee Gaboodka midaynaya dhalinyaradda beesha Gabooye, ayaa xalay lagaga dhawaaqay xaflada lagu qabtay huteelka City Center ee magaalada Hargeysa.
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Baaq ku socda Masuuliyinta Somaliland oo ka soo baxey jaaliyada Somaliland ee degan Norway |
|
News
|
|
Written by Hormoodnews
|
|
Wednesday, 14 May 2008 |
|
Oslo(Hormoodnews). Baaq ka soo baxey Jaaliyada Somaliland ee dalka Norway kuna socda Masuuliyiinta iyo waxgaradka Somaliland, aaya nuqul ka mid ahi uu soo gaadhey shebakada wararka ee Hormoodnews, ayaa u qornaa sidan
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Komishanka doorashooyinka qaranka oo bilaabey wadahadallo dhexdhexaadin ah |
|
News
|
|
Written by Faysal Cabdilaahi
|
|
Tuesday, 13 May 2008 |
|
Hargeysa(hormoodnews) Guddoomiyaha komishanka doorashooyinka qaranka Maxamed Ismaaciil Kaboweyne ayaa shaaca ka qaadey in ay bilaabeen wadahadalo ay ku dhexdhexaadinayaan saddexda xisbi qaran.
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Waxgaradka Koonfurta Magaalada Hargeysa Oo Shir Ka Yeeshay Nabadgalyada Dalka |
|
News
|
|
Written by Faysal Cabdilaahi
|
|
Tuesday, 13 May 2008 |
Hargeysa(Hormoodnews)-Cuqaal, Waxgarad, Aqoonyahano Salaadiin iyo Culima-awdiin ka tirsan Koonfurta Magaalada Hargeysa ayaa ku baaqay in la ilaaliyo Midnimada iyo xasiloonida dalka, isla markaana meel looga soo wada jeesto wixii dhaawici karaya nabadgalyeda iyo xasiloonida Jamhuuriyada Somaliland.
|
|
Halkan Riix...
|
|
|
Aqoon-isweydaarsi Ku Saabsan Astaynta Hay’adaha Wadaniga Ah Oo Hargeysa Lagu Soo |
|
News
|
|
Written by Faysal Cabdilaahi
|
|
Monday, 12 May 2008 |
Hargeysa(Hormoodnews)-Hargeysa Aqoon isweydaarsi soconayay muddo afar maalmood ah oo lagaga hadlayo sidii loo astayn lahaa hay’adaha wadaniga ah ee ka hawl gala Somaliland iyo Soomaaliya , ayaa shalay lagu soo gabo gabeeyay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa.
|
|
Halkan Riix...
|
|
| << Start < Prev 1 2 3 4 Next > End >>
|
|
News In English

Talks between Somali government officials and exiled Islamist leaders that were due to kick off Saturday have been delayed, a United Nations spokeswoman said.

Sudanese troops have clashed with rebels from Darfur outside the capital, Khartoum, reports say, prompting an overnight curfew in the city.

MOGADISHU, Somalia - Firing rocket-propelled grenades and heavy submachine guns, Islamist fighters seized the police headquarters at the heart of the government's stronghold in Mogadishu on Thursday in a bold attack that witnesses said killed two soldiers and two policemen.
 Djibouti President Ismail Omar Guelleh said his army is in a dangerous border stand-off with neighbouring Eritrea’s military, according to a release issued Friday.
 Somali government officials are set to hold peace talks in Djibouti Saturday with opposition leaders, including exiled Islamist figures.
Opinions
 Waxan salan hawada u marinayaa Ummadda somaliland ku dhaqan..
Codsi ku madaxweyneha Daahir Riyaale Kaahin in Beerta Aabahay nalooga dhigo Gobol cusub
 Aad baan uga xumahay in madaxdii macaaradku shuruud la'aan ku horfadhiistaan ina Riyaaloo dayaxiisu dhacay.
 Waad salaamantihiin dhamaan Muwaadiniinta Somaliland, meel kasta oo aad joogtaanba, waxaan halkan idiinku gudbinayaa Gabay magaciisu yahay "Ul iyo dheeh", waa gabay ka hadlaya iskaashigha iyo faaiidadiisa, waxaana tusaale u soo qaadan doonaa arrimahan:
 Xaflada sannad guurada gooni isu taaga Jamhuuraiyada somaliland ayaa dhamaan aduunka oo dhan laga xusaya hadaba Guddiga qaban qaabada xaflada 18 may ee hyd India waxay markii labaad soo qaban qaabiyeen xaflada 18 may taas oo ah sannad guuradii 17aad ee kasoo wareegtay gooni isu taaga S.land
 Gayigeena dagaalka marka dhiigu tifleeyo
Markaan tiro ceebta tunka naylaga saaray
Qalbi taah ku caweeyay markuu tawsta ka maydho
Kii talaabo qaaday markaan taako u diidno
Somali News
 Wararka aanu ka heleyno Deegaanka Yaaq bari Weyne oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Itobiyaanka ah ay deegaankaas ku gowraceen dad rayid ah oo kor u dhaafaya ilaa iyo 8-qof oo rayid ah oo dadka deegaanka ah.
 Dagaalkii Galabta ka bilaawday xaafado katirsan degmooyinka Hodon iyo Waaberi ayaa goordhaw soo idlaaday kadib markii laga awood roonaaday Ciidamadii Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Galabta si daran loogu xasuuqay .

Maleeshiyaad hubeysan ayaa waxay la wareegeen gacan ku heynta degmada Jowhar ee gobolka Sh/Dhexe, ka dib markii mas'uuliyiintii maamulkaasi meesha ay ka baxeen, isla.
 Muqdisho(Hormoodnews)Sarkaal ka tirsan Ciidamada Nabadsugida Dowladda fadaraalka ayaa xalay kooxo hubeysan waxay ku dhaaweceen Magaalada Baydhabo ee Xarunta Baarlamaanka Dowlada fadaraalka.
 Ra"iisul Wasaaraha dalka Ethiopia Mela Zanawe ayaa madaxweynaha wadanka oustria hanas fiishar oo booaqasho ku jooga magaalada Adds ababa ee caasimada wadanka Ethiopia kala hadlay xaalada dalka Somaliya.
|
|